Puntland oo sheegtay in ay sharci la tiigsan doonto Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf

Dowlad gobolleedka Puntland ayaa sheegay in caddaalada lala tiigsan doono Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo dhawaan iska casilay golaha wakiilada Maamulkaasi.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xeer ilaalinta Puntland ayaa lagu sheegay in Xildhibaan hore Cabdirashiid uu ku lug yeeshay falal iyo dambiyo ka dhan ah Maamulka Puntland.

“Xildhaan Cabdirashiid Yuusuf waxaan codsaneyna in Xasaanadda laga qaado, lana hor keeno caddaalada” ayaa lagu yri qoraalka ka soo baxay Xeer Ilaalinta Puntland.

Hoos ka akhriro war-saxaafadeedka

May be an image of text

Mustaqbal

MM News

Read Previous

Xildhibaan Cabdirashiid Abwaan oo iska casilay xilkii uu ka hayay Golaha Wakiilada Puntland

Read Next

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay geeridii Hoggaamiyihii hore ee Nigeria, Buhari