Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ay fuliyeen duqeyn cirka ah oo lala beegsaday xubno ka tirsan Daacish. Qoraal ka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Duqeyntan oo si gaar ah…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ay si wadajir ah ula fuliyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu beegsaday xubnaha Daacish. Weerarkan ayaa ka dhacay buuraleyda Golis ee gobolka Bari,…
Dowladda Federaalka oo kaashaneysa Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeymo ka fuliyay dhulka Buuraha ah ee gobolka Bari. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeymaha lala beegsaday goobo ay…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba qof oo rayid ah, kuwaasi oo lagu dilay bartamaha magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in laba ruux rasaas lagu furay, xilli ay ku…
Maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in aay isdhaafsadeen 26 qof oo maxaabiis ah iyadda oo aan cidkale ku dhex jirin, labadaan maamul oo ahaa kuwo ay colaado dhexmareen dhowr mar oo hore ayaa hadda…
Madaxweynaha dowlad gobooleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo dhaweeyay gogoshii uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegayna in ay lagama maarmaan yahay in ay bulshada Soomaaliyeed ay isku…
Dowladd goboleedka Puntland ayaa waxa ay walaac ka muujisay wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’addaha Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA), kuwaas oo laxiriiray in la mideeyo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs).…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay tallaabadii ay dhawaan qaadday maamulka Puntland taas oo ay ku sheegtay in maamulkaas uu sameysanayo aqoonsi u gaar ah. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa tallaabadaas…
Wararka naga soo gaaraya degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa sheegaya halkaas lagu dilay laba nin oo rayid ah, kuwaas oo mid ka mid ah la sheegay inuu ahaa maamulihii shirkadda isgaarsiinta Golis ee degmada,…
Ciidamada difaaca Puntland ayaa hawlgal ka fuliyay buuraha Calmiskaad, iyaga halkaas ka sifeeyay buuraha isku xira labada tog ee Miraale iyo Moqor, halkaas oo ay ciidamada Difaaca Puntland ku dileen xubno ka tirsan Daacish. War…