1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Ciidamada Puntland oo hawlgal ka fuliyay Buuraha isku xira togaga Miraale iyo Moqor

Ciidamada difaaca Puntland ayaa hawlgal ka fuliyay buuraha Calmiskaad, iyaga halkaas ka sifeeyay buuraha isku xira labada tog ee Miraale iyo Moqor, halkaas oo ay ciidamada Difaaca Puntland ku dileen xubno ka tirsan Daacish. War…

Dagaal iyo duqeymo ka dhacay buuraha gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Daacish oo ka socda deegaanka Togga Miraale ee gobolka Bari. Ciidamada Difaaca Puntland ayaa xaqiijiyay in ay weerar ku qaadeen…

Ciidamada Puntland oo howlgallo ay ka fuliyeen Buuraha Caalmiskaad ku qabtay hub iyo Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Ciidanka Puntland ka fuliyeen deegaannada buuraleyda ee gobolka Bari, sida saraakiisha Amniga ay tilmaameen. Howlgallada ayaa si gaar ah uga dhacay deegaannada buuraleyda ee Miiraale, gaar…

Mareykanka oo sheegay in ay kordhinayaan Duqeymaha ay ka fuliyaan Buuraha gobolka Bari

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  magaalada Boosaaso kula kulmay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel Ed Norris, iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga,…

100,000 oo qof oo ku barakacday dagaallada ka socda qaar ka mid ah gobollada dalka

Warbixin uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Arrimaha Beni’aadannimada ee loo yaqaan OCHA ayaa lagu sheegay in dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Maamul Gobaleedka Puntland, iyo qaar ka mid ah gobollada Shabeelaha Hoose…

Puntland & Jubbaland oo isku khilaafay ka qeyb galka gogosha Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku baaqay  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa habiinimaddii ciidda gogol uusan xafiiskiisu faahfaahin sida loo agaasimayo, cidda ka qeyb galaysa iyo waqtiga la qabanayo u fidiyay waxa uu ku tilmaamay ‘siyaasiyiinta iyo hoggaamiyeyaasha bulshada‘ si ay uga…

Puntland oo ka hor timid in ay ka soo qeyb gasho gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay Gogosha wada hadalka ee ay Dowladda Federaalka u fidisay dhammaan maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah, iyada oo sheegtay in ay dagaal ku jiraan aysan hadda waqti u hayn.…

DG Puntland oo sheegtay in duqeymaha ka socda Calmiskaad ay awood kusoo kordhiyeen ciidanka Difaaca

Saraakiil katirsan Ciidamada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerarrada cirka ah ee lagu beegsanayo saldhigyada Daacish ay ku leedahay dhulka kala sarreeya ee buraleyda ah ay kusoo kordhiyeen inay si fudud ciidamadu u qabsadaan dhul…

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay hawlgal ay ka fuliyeen Buuralayda gobolka Bari

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay si Wadajir u fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis  ee goblka Bari ee dowlad…

Maraykanka oo duqaymo culus ka fuliyay Gobolka Bari

Diyaaradaha Duulliye la’aanta Maraykanka ayaa xalay waqti dambe duqeymo culus ka fuliyay buuraha calmiskaad Gobolka Bari halkaas oo saldhig u ah xubno katirsan Daacish, Puntland & AFRICOM weli war kama soosaarin khasaaraha ka dhashay weerarkaas.…