Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay hawlgal ay ka fuliyeen Buuralayda gobolka Bari

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ay si Wadajir u fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis  ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.

Hawlgalkaan ayaa dhacay xalay fiidkii ayaa lagu sheegay in lagu dilay xubno ka tirsan ISIS, iyada oo aysan wax dhibaato ah shacabku gaarin.

Halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:-

 

May be an image of ‎text that says '‎Ministryo وزارة Howlgal beegsaday khawaarijta ISIS oo dhacay Buuralayda 26, Maarso Muqdisho, Ciidamada Maraykanka 2025: Howlgal Wadajir Afrika (AFRICOM) dowlad ayaa Federaalka Soomaaliya goboleedka bartilmaameedsaday kooxda argagixisada dhacay buuraha Puntland shaqeynayaa Dowladda goblka Soomaaliya, kuwaas Xog horudhaca ee muujinaysa laga helay dhowr xubnood wax khasaare howglka 00 ka dhacay tirsan ISIS- xalay khasaaraha cadowga fiidkii dilay, ayaa gaaray shacabka, walina iyadoo aysan jirin gaarsiiyay howlgalka. socda tirakoobka beegsaday argagixisada arxanka darran goobo gabbaad Daacish ciribtirayo khawaarijta ayaa lagu taageerayay Ciimada goboleedka Puntland ka wadaan Buuralayda Caalmiskaad Federaalka Soomaaliya khawaarijta ISIS iyo Alshabaab garabsanaysa hawlgallada saaxiibadeeda qatar ku amniga nabad‎'‎

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hori sidaan oo kale duqeymo ka fulisay, iyada oo   garabsanaysa saaxiibadeeda Caalimka AFRICOM, kaas oo ay ka sameeyee buuraha Golis  ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland.

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

Ciidamada dowladda oo hawlgal dagaal ka dhan ah AS ka fuliyay deegaanno ka tirsan Xuddur

Read Next

Madaxweynaha Masar oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ka taageerayaan Howlgallada ka dhanka ah AS.