1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay saraakiisha Ciidanka maamulkaasi

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Boosaaso kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amniga gaar ahaan howlgallada ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuraha Caalmiskaad ee…

Soomaaliya oo diiday in ay dhoolatus la sameyso dalal ay ku jirto Itoobiya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid in ay dhoolatus dhinaca badda ah la sameyso dalalka ciidamada heegaanka ah ee Bariga Afrika. Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda…

Puntland oo war ka soo saartay Markabka ku xiran dekadda Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa sheegay in Markabka Sea World oo ay qabteen 18 bishaan khatar ku yahay xasiloonida iyo amniga deegaannada dowlad goboleedkaasi. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Puntland agaa lagu sheegay in Markabka muddo…

Markabka Sea World oo maalintii labaad lagu heysto xeebaha Puntland

Maalintii labaad waxaa xeebaha Puntland ku sugan Markabka xamuulka ah ee magacaaba Sea World, kaasi oo ay saaran yihiin Saaanad ciidan oo loo soo waday Muqdisho. Markabka oo Ciidanka Puntland ku qabteen xeebaha degmada Bareedo…

Maxaa saaran Marabka ay qabatay Puntland?

Waxaa la helay muuqaalada Markabka ay saaran yihiin hubka iyo saanada ciidan ee Turkiga Soomaaliya u soo waday, kaasi oo lagu qabtay xeebaha dowlad goboleedka Puntland. Markab oo ahaa nuuca xamuul ah ayaa lagu magacaaba…

Markab xamuul ah oo lagu qabtay xeebaha degmada Bareedo

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Markab xamuul ah oo ku socdaalayay calanka dalka Comoros, kaasi oo ay Ciidanka Puntland ku qabteen xeebaha degmada Bareedo ee gobolka Raas Casayr. Markabka oo magaciisu yahay Sea…

Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay in aysan aqoonsaneyn hannaan dhismaha SSC Khaatumo

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay sharci ahaan ka tirsan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isla markaasna aysan aqoonsaneyn SSC Khaatumo. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in…

Xiisadda dagaal oo ka taagan magaalada Dhahar

Xiisad ayaa weli ka taagan gudaha magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag, halkaasi ay isku hor fadhiyaan ciidanka Puntland iyo kuwa deegaanka ee Maakhir. Dagaal ayaa subixii hore ee maanta ka dhacay gudaha magaalada Dhahar, kaasi…

Puntland oo ciidamo dheeraad ah geysay gobolka Sanaag

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Puntland ciidamo dheeraad ah geeyay gobolka Sanaag, xilli halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad. Ilo deegaanka ah ayaa xaqiijiyay in ciidamadan ay ka baxeen magaalada Qardho, isla…

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo si adag uga hadlay dagaalka ka dhacay Dhahar

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa si adag uga hadlay dagaal iyo xiisada ka taagan magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag. Qoraal uu soo saarey Wasiirka ayuu Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ku eedeyay…