Hay’adaha Amniga Puntland ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan duqeyn diyaaradeed oo maanta ka dhacday degmada Ceelbuh ee gobolka Sanaag, taas oo sababtay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in duqeyntu ka dhacday…
Ciidanka Booliiska degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan, oo lagu eedeeyay inuu dilay xaaskiisa, Samsam Maxamed Xaashi, kadib muran qoys oo dhex maray. Taliska Booliiska gobolka Mudug ayaa sheegay…
Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug waxaa kusii kordhaya dilalka aanooyinka ee lagu dilayo dadka indhaha u ah bulshada, waxaa xalay Magaaladaas dilay Allaha u naxariistee Dr Cumar Cabdi Daahir oo kamid ah dhaqaatiirka da’da yar.…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka safar qarsoodi ah ugu ambabxay waddanka Isutagga Imaaraatka Carabta oo muddooyinkii dambe taageero xooggan siinayay maamulkiisa. Madaxtooyada Putland oo inta badan soo bandhigi jirtay xiliyada uu safarka…
Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in deegaanno horleh oo katirsan dhulka buuralayda ah ee Gobolka Bari ay ka qabsatay Daacish kaddib markii dagaal toos ah iyo duqeymo culus ay ku qaadeen xubnihii halkaas ku sugnaa sida…
Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo dhinac istaagay warka kasoo baxay Mucaaradka Dowladda Federaala Soomaaliya ee Golaha Samatabixinta ayaa miiska soo dhigay doodda ay ka qabaan arrimaha la xiriira Doorashooyinka dalka. Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Boosaaso kula kulmay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambs. James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda…
War kasoo baxay Taliska howlgalka Maraykanka Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeymo ay ka fuliyeen Buuraha Goolis ee Deegaannada Dowlad-Goboleedka Puntland lagu beegsaday xubno katirsan Daacish. Howlgalladaan ayaa socday muddo labo todobaad ah,…
Magaalada Laascaanood ee Xarruunta Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannada Dowlad-goboleedkaasi, iyadoo la guddoonsiiyay Shahaadada Xildhibaannimo. Ku simaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Waqooyi Bari, Maxamed Yuusuf Warsame ayaa si rasmi ah u dhaariyay…
Hay’adda Socdaalka Qaramada Midoobay u qaabilsan loona soo gaabiyo ee IOM ayaa ka digtay halista nafeed ay la kulmayaan dadka isaga kala gudba Biyaha u dhaxeeya Soomaaliya iyo Yemen ee sida tahriibka ah raba in…