1. Home
  2. Banaadir

Category: PUNTLAND

Maxay tahay dooda ay isku hayaan Fiqi, Juxa, iyo Xoosh ee salka ku haysa Baasaboorka?

Qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa siyaabo kale duwan uga falceliyay faallo uu bartiisa Facebook ku faafiyay Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, kaas uu uga falceliyay go’aan ka soo baxay dowladda Soomaaliya…

Wafdi ka socda Turkiga oo DG Puntland kala hadlaya sii daynta Markabka Hubka & Gaadiidka Ciidan wada ee lagu hayo Boosaaso

Wafdi ka socda Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Boosaaso si Madaxda Dowlad-Goboleedka Puntland ugala hadlaan Markabka Hubka iyo Gaadiidka Ciidanka wada ee lagu hayo Dekedda Magaaladaas. Xubnaha Wafdiga ayaa isugu jira Saraakiil ciidan,…

Muxuu yahay ujeedka Ciidamada DG Puntland ay geyneyso Gobolka Sanaag?

Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ciidamo katirsan kuwa Badda ee loosoo gaabiyo PMPF geyneysa Magaalo xeebeedka Laasqoray ee Gobolka Sanaag si ay halkaas uga dhigtaan saldhig cusub oo ay ka abaabulayaan howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ &…

Ilyaas Lugatoor “Puntland waxa ay xorreysay Laascaanood”

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay in maamulkiisa uu qayb ka qaatay sidii Somaliland looga saari lahaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Lugatoor ayaa intaas ku daray in Puntland ay…

Maxaa lagu xasuusta 1 Agoosto?

1-da Agoosto waa maalin lagu xasuusto dhacdooyin kala duwan oo saameyn leh sida dhismaha Maamulka Puntland, geeridii Jeneraal Ceydiid iyo Guddoomiyihii gobolka Banaadir, Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. Maamulka Puntland oo la aas aasay 1…

Gen. Asad Diyaano “Dadwayanaha Puntland waxay ku faraxsanyihiin Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/Guuto Aasad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa u hambalyeeyay shacabka iyo waxgaradka deegaanada SSC-Khaatumo guusha ay ka gaareen dhameystirka dhismaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, kaas oo todobaadyadii la soo dhaafay shirka lagu dhameestiro…

Ciidan gadoodsan oo xirtay wadada gasha garoonka Magaalada Boosaaso

Wararka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in askar gadoodsan ay xirteen wadada gasha Garoonka Diyaaradaha ee magaaladaasi. Askartan oo kamid ah ciidamada ku dhaawacmay dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda…

Taliska AFRICOM oo duqeymo ka fuliyay gobolka Bari

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika ee AFRICOM oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa howlgal ka dhan ah Daacish ka fuliyay dhulka Buuraha Gobolka Bari. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidanka Mareykanka ayaa lagu sheegay in…

Muxuu yahay mowqifka mucaaradka ee ku aadan Hubka ugacan galay Puntland?

Mucaaradka dowladda oo ay ka mid yihiin madaxweynayaashii hore iyo Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka ayaa dhaliil kala kulmay bulshada, ka gadaal markii ay ka gaabsadeen ka hadalka Markabkii siday Hubka ee ay gacanta ku…

Booliiska Puntland oo war ka soo saaray Markab oo ay qabteen

Saacadihii la soo dhaafay ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku hayay Markab shidaal oo lagu qabtay Xeebaha magaalada Bareeda ee gobolka Raas-caseyr. Markabka oo cilado soo wajaheen ayaa waxaa qabtay ciidanka badda…