Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Wararka aanu ka heleyno Degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool,waxaa ay sheegayaan in Maamullada Puntland iyo Somaliland ay ku heshiiyeen in la kala qaado Ciidamada. Heshiiska labada dhinaca waxaa ka dambeeyay Urur Goboleedka IGAD iyo Wakiilka…
Inta la xaqiijiyay 4 Qof ayaa geeriyootay halka ay lix kale ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari ay wateen ay u baxday mid ka mid ah Taayarrada sidaasna Gaariga ku gaddoomay. Gaariga ayaa ka baxay Wajaale,waxaana…
Sharikadda DPWorld ayaa waxa ka dhacay waqtigii ay qabsatay ee ahaa in ay ku ballaariso dekadda Magaalada Berbera,waxaan Somaliland iyo Sharikadda hadda u dhaxeeya muran ku saabsan arrintaas. DPWorld ayaa codsatay in muddada halka sano…
Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dib u dhaca ku yimid dayactirka iyo ballaarinta Dekadda Magaalada Berbera ee ay maamusho Sharikadda DPWorld. Somaliland iyo DPWorld ayaa ku heshiiyay in dekadda marka lagu wareejiyo…
Abaanduulihii Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa in uu ka goostay Ciidanka Maamulka Somaliland. Abaanduulaha Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sanaag kana goostay maamulka Somaliland waxaa lagu magacaabaa Gamaal Maxamed Baaxad Ninkan iyo Ciidamo…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu joojiyo colaadda u dhaxeysa Maamullada Puntland iyo Somaliland. C/Xakiin Cumar Camey…
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Maamulkiisa ay la socdaan dhaq-dhaqaaqyada iyo isbadalada kasoo cusboonaaday dhulka Soomaalida ee Itoobiya. Waxa uu sheegay in…
Wararka ka imanaya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa ay cuntada ka soomeen. Maxaabiista ayaa labadii maalmood ee la…
Madaxa Hay’adda Dubar Ports World ee Dalka Imaaraadka Carabta Suldaan Axmed Bin Suleymaan ayaa ka hadlay xalaalnimada heshiiska ay sharikaddaasi ku maamusho Dekadda Magaalada Berbera. Axmed waxaa uu Wareysi siiyay TV-ga CNBC ee Dalka Mareykanka…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Qarax Ismiidaamin ahaa oo xalay Fiidkii ka dhacay Degmad Buuhoodle ee Gobolka Togdheer. Muuse Biixi ayaa tacsi u diray ehellada dadkii qaraxaas wax yeellada ka soo…