Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Abaanduulihii Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa in uu ka goostay Ciidanka Maamulka Somaliland. Abaanduulaha Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sanaag kana goostay maamulka Somaliland waxaa lagu magacaabaa Gamaal Maxamed Baaxad Ninkan iyo Ciidamo…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu joojiyo colaadda u dhaxeysa Maamullada Puntland iyo Somaliland. C/Xakiin Cumar Camey…
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Maamulkiisa ay la socdaan dhaq-dhaqaaqyada iyo isbadalada kasoo cusboonaaday dhulka Soomaalida ee Itoobiya. Waxa uu sheegay in…
Wararka ka imanaya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa ay cuntada ka soomeen. Maxaabiista ayaa labadii maalmood ee la…
Madaxa Hay’adda Dubar Ports World ee Dalka Imaaraadka Carabta Suldaan Axmed Bin Suleymaan ayaa ka hadlay xalaalnimada heshiiska ay sharikaddaasi ku maamusho Dekadda Magaalada Berbera. Axmed waxaa uu Wareysi siiyay TV-ga CNBC ee Dalka Mareykanka…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Qarax Ismiidaamin ahaa oo xalay Fiidkii ka dhacay Degmad Buuhoodle ee Gobolka Togdheer. Muuse Biixi ayaa tacsi u diray ehellada dadkii qaraxaas wax yeellada ka soo…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Berbera ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Kalluumeysato lagu la’yahay xeebta Magaaladaasi. Kalluumeysatada oo labo Nin ah iyo Doontii ay wateen ayaa lagu waayay duleedka Magaalada Berbera iyaga…
Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ugu yaraan ay 3 qof geeriyootay halka ay tiro kale ku dhaawacmeen. Malleeshiyo beeleed labada dhinaca ah ayaa ku dagaallamay degaanka Ceeryaan oo Gobolka Sanaaf ka tirsan.…
Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta ka furmay Shirweynaha cilmi baarits Soomaalida. Shirkan oo saddexdii sanaba mar la qabto ayaa waxaa ka qeybgelaya 150 Aqoonyahanno Soomaali iyo Ajanabi isugu jira. Shirkan waxaa uu…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan safar ku tago Magaalada Adis ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya. Ma cadda ujeedada safarka Muuse Biixi ee Itoobiya hayeeshee waxaa ay wararka qaar…