Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol wada hadal u fidiyay dhammaan Siyaasiyiinta dalka
Waddamada taageera Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamullada hoos yimaada ayaa waxaa ay hadda cadaadis saarayaan dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Somaliland oo gooni isu tag horay ugu dhawaaqay. Wararka ay Mustaqbal Radio ka…
Maamulka Somaliland ayaa ra’isalwasaaraha Itoobiya ugu baaqay in uu faragelin ku sameeyo xaaladda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland u dhaxeysa. Somaliland ayaa sheegtay in Abiye ay ka dooneyso in uu xalliyo khilaafka dowladda…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal dhexmaray Ciidamada Maamulka Somaliland iyo iyaga ay hub uga furteen. Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa sheegay in weerarka ay ku qaadeen Ciidanka Somaliland uu ahaa mid ay jidka ugu galeen.…
Taliye ku xigeenka Hay’adda Sirdoonka Sucuudiga Jeneraal Ahmad Hassan Mohammad Asiri,ayaa booqasho qarsoodi ah ku tagay magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland. Mr Axmed Xasan Moxamed, ayaa la sheegayaa in 21kii Bishan September uu booqasho ku tagay…
Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Xog ay heleen Hay’adda Saadaalinta ay muujineyso Caqbida saameyn ka dhalan karta Roobab mahiigaan ah oo ku wajahan Deegaanada Qaar. Bilaha October iyo November ayuu…
Inta la Xaqiijiyay Saddex Qof Oo labo ka Mid Ah Ay Haween Yihiin Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaari Oo Maanta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa. Shilkaan Ayaa ka dhashay sida wararku sheegayaan kadib markii Gaari…
C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Ururka ONLF ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Qalbi-dhagax oo qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta iyo dadweynaha Somaliland kula hadlay Magaaladaas…
Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland ayaa dhaliil u jeediyay wakiilkii hore ee qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating. Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Keating uu ahaa shaqsi ka soo horjeeday gooni isutaagga Somaliland.…
Maamulka Puntland ayaa maanta Maamulka Gobolka Sanaaga ee Somaliland ku wareejiyay Nin lagu magacaabo C/Nuur Maxamuud Maxamed,kaas oo dhawaan Haweeney ku dilay degaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag. Ninkan ayaa markii uu dilka geystay u…
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in maanta Magaalada Ceerigaabo ay ku qaabilayaan Sarkaal ka tirsanaan jiray Ciidamada Somaliland hayeeshee ku biiray Jabhadda Korneyl Caarre, kaas oo mar kale dib ugu…