Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,ayaa beeniyay in dowladda Federaalka ah ay deeqaha ka jareyso Maamulka Somaliland. Wasiirka oo maanta ay su’aalo weydiiyeen xubnaha Golaha aqalka sare gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaannada…
Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Maamulka Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa sheegay in ay codsi u direen dowladda Itoobiya kaas oo ah in dhuumaha qaada shidaalka laga helay Gobolka Soomaalida laga dhoofiyo Berbera halkii laga…
Xildhibaan Axmed Maxamed Axmed oo katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in ay la xiriireen Odoyaasha dhaqanka Gobolka Sool si ay u dhex galaan Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay Deegaanka…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal shalay iyo maanta ka dhacay degaanka Dhumay oo ku yaalla Koofurta Gobolka Sool. Muuse Biixi ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaallamaya in ay xabadda joojiyaan una…
Reports from Sool Region claiming that more than 40 people dead and more than 80 others injured on yesterday after two Clan Militias fought there. Dhumay Village is 45km South West of Lasanod District Capital…
Ugu yaraan afartan qof oo dhinacyada dagaallamay ah ayaa ku geeriyooday halka ay 80 kale ku dhaawacmeen kaddib dagaal beeleed shalay ka dhacay degaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Dagaalkan oo u dhaxeeya Malleeshiyo Beeleed wada…
Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa Xarunta Maamulka Somalilnad ayaa sheegaya in la xiray Duqa Cusub ee ay doorteen Dadweynaha Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge. Sidoo kale waxaa lala xiray qaar kamid ah Odoyaashii soo…
Saddex ka mid ah Maamullada Degmooyinka Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland ayaa diiday in ay bixiyaan canshuurta degmooyinka ee ay qaaddo dowladda hoose ee Hargeysa. Mas’uuliyiinta Degmooyinka ayaa ku doodaya in Canshuurta laga qaado hayeeshee…
Dowladda Ingiiska ayaa ka qayb qaadaneysa dib usoo celinta Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland. Wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika Harriett Baldwin ayaa saacado kooban isku martay Magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa si ay Madaxda labada…
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay suuragal tahay in ay dib u midoobaan labadii Gobo lee isu tagay lixdankii,kuwaas oo markii dambe qeybta waqooyi ay ku dhawaaqday in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale inkasta…