1. Home
  2. Banaadir

Category: CAAFIMAADKA

Joogtaynta Cabbista Bunka oo la sheegay in looga hortagi karo cudurrada ku dhaca Beerka

Daraasad ay sameeyeen dhaqaatiir ku sugan Dalka Maraykanka muddo toban sanno ahna ay soo wadeen baaristaas waxa ay ku shaaciyeen in cabbista bunka ama kafayga uu caafimaad u yahay Beerka bani aadamkana kana hortago cudurro…

Qayb u gaar ah Haweenka ka xannuunsaya Dhimirka oo dib looga hirgeliyay Isbitaalka Laansaleeti

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u howlgelisay Qaybta Dhimirka Haweenka ee Isbitaalka Laansaleeti ee Magaalada Muqdisho, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac ayaa Xarrig jaray qaybtaas dib loo howlgeliyay. Talyaaniga ayaa hirgeliyay mashruucaan…

Hay’adda WHO “Halista Faafitaanka Ebola waa mid aad u sarraysa”

War kasoo baxay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa lagu sheegtay in ay sii kordhayso khatarta faafitaanka Cudurka Ebola, waxa ay tusaale usoo qaadatay sida uu faraha ba’an ugu hayo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. WHO ayaa…

WHO “Faafitaanka Ebola waa xaalad Caalami ah oo u baahan in si degdeg ah looga hortago”

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Qaramada Midoobay hoostaga ee WHO ayaa ku dhawaaqday in cudurka Ebola ee dalal kamid ah Qaaradda Afrika isaga kala gudbay uu yahay mid halis ah una baahan olole caalami ah oo…

Wasiirka Caafimaadka XFS “Farmashigii aan qaboojiye ku jirin waala xiraa”

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in Wasaaraddu ay qaadayso tallaabooyin ay ku hubinayso talada Farmashiyeyaasha si looga hortago halista ka dhallan karta dawooyinka aan lagu hayn goob ku habboon.…

Hay’adda WHO oo Maraykanka & Israa’iil ku eedeysay beegsiga Goobo Caafimaad oo Iiraan ku yaalla

Madaxa ugu sarreeya ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa eedayn culus u jeediyay Maraykanka iyo Israa’iil oo si bareer ah u beegsaday Goobo Caafimaad oo badankood ku yaalla Magaalada Tehran ee Caasimadda…

Maraykanka oo 78 sano kaddib si buuxda uga baxay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO

Dowladda Maraykanka ayaa si buuxda uga baxday Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO oo hoostagta Qaramada Midoobay kuna bixin jiray lacag ka badan ay dhiibi jireen Dalalka ay xubnaha kawada yihiin Qaramada Midoobay. Bishii April sanadkii…

Dhaqtar Suuxiye ah oo lagu helay in uu dilay in ka badan 30 Bukaan

Dhaqtar takhasuskiisu yahay Suuxinta Dadka la qalayo una dhashay Dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Frédéric Pechier ayaa lagu helay kiis la xiriira in uu si ula kac ah u dilay in ka badan 30 Bukaan…

Wasaaradda Caafimaadka XFS “In ka badan 50 Carruur ayaa u geeriyootay Cudurka Gowracatada”

War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay la tacaalayso cudurka Gowrcatada oo laga helay in ka badan 1,000 Carruur sida lagu xusay Bayaanka. Wasaaradda ayaa tilmaamtay…

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo guddi baara u xilsaartay sababta Hooyo ugu hor umushay Isbitaal Banaadir

War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay falcelin ka dhalatay muuqaal ku faafay Baraha Bulshada oo muujinaya Haweeney Xaamili ah oo ku hor umushay Afaafka hore ee Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka…