Suudaan iyo Itoobiya oo markale xiisaddooda sii xumaatay

Dalalka deriska ah ee Suudaan iyo Itoobiya ayaa xiisadda ka dhex jirta cirka sii gashay iyada oo Khartum ay ceyrisay xubno ka socda dhiggeeda Addis Ababa si ay u qaaddo tallaabooyin ka dhan ah dalkaas.

Itoobiya ayaa qaadday tallaab lamid tan Suudaan iyada oo albaabada bixitaanka u furtay muwaadiniin u dhashay Jamhuuriyadda Suudaan si ay jawaab ugu noqoto qaraarka ka dhanka ah Muwaadiniintooda.

Xukuumadda Addis Ababa ayaa lagu eedeeyay in ay gudaha u gashay Suudaan taasi oo ah Xadgudub ka dhan ah dalkooda, waxaana Itoobiya ay dhiggeeda Khartum ka urinaysaa inay la safan tahay Eretareeya iyo dalalka kasoo horjeeda siyaasad ahaan.

Mustaqbal

MM Editor

Read Previous

Madaxweynaha Israa’iil oo axadda ku dhawaaqaya cidda noqonaysan Ra’iisul Wasaaraha Maamulkaas

Read Next

Garyaqaabka guud ee Dowladda oo Maxkamadda sare ku eedeeyay in ay la safatay dhinaca diidan wax ka baddelka Dastuurka