1. Home
  2. GUDAHA/wararka

Category: MAQAAALO

Haka Harin Hirka AI

“Haddii aadan maalin adeegsan AI kaliya micnaheedu ma ahan inaadan maalinna u baahan, ee waxay ka tarjumaysaa sida aad dhagool kaga tahay isbeddellada hareerahaaga ka socda.”  Taniyo markii uu shaacsane noqday AI, gaar ahaan AI-da…

Heshiisyada Daaha-gadaashiisa: Kaalinta madaxda DG ee doorashooyinka 2021!

Waa warbixino taxane ah oo aan ku lafagureyno aragtida Dowlad-goboleedyada iyo meesha ay ka taagan yihiin doorashooyinka Soomaaliya iyo sidoo kale adeegsiga Kaararka   & farsamooyinka Siyaasadda ee madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka. Hordhac:…

Maxaa isu keenay Iskufilnaansho cunto “Food self-sufficiency” ayaan gaareynaa & dagaalkii 1977?

Dabayaaqadii 1974 iyo billowgii 1975 ayaa Allaha u wada naxariistee rag badan oo kamid ahaa golaha sare ee Kacaanka si gaar ah Saraakiishii  Ciidanka XDS ee xoogga ku qabsaday talada Waddanka 1969 waxa ay is…

Sidee Soomaaliya u saamaynayaa hardanka Quwadaha aduunku ee ah ‘in saldhigyo laga siiyo’ Geeska Afrika?

Quwadaha aduunku ayaa ku hardamaya in saami laga siiyo gobolka Geeska Afrika wixii ka dambeeyay markii isbahaysiga milateriga ee Sucuudigu hoggaaminayo Maraykankuna uu ku lug lahaa ay  faragaliyeen dagaalkii Yemen ee sanadkii 2015, iyadoo wixii…

Khilaafka Labada Gole ee Barlamaanka iyo Saamaynta uu kuyeelan karo Furitaanka Kalfadhiga 5-aad.

Khilaafka u dhaxeeya Labada Aqal ee Barlamaanka ayaa soo shaac-baxay bishii september -2018, Madaxweyne Farmaajo ayaa Xilligaas soo jeediyey in halmar lawada  furo Kalfadhiyada Labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Soo jeedintaas  waxaa ka gows adaygay…

Wasiir Bayle iyo Boqorka  Bangiga Dhexe

Mac’had la yiraahdo ( Overseas Development Institute ) lagana leeyahay Boqortooyada Ingrisiiska  ayaa loo xil saaray kala saarista iyo kala reebidda ku dhawaad 150  qof oo dalbaday shaqadii ay dawlada Soomaaliya ku xayaysiisay warkays Ingriiska…

Isbeddelka Geeska Afrika Nin u togan ninna u taban!

Gobolka Geeska Afrika waxa loola jeedaa Juquraafi ahaan Dhulka qalalan ee dhaca inta u dhexeysa galbeedka Badda cas iyo gacanka cadmeed una yaal sida geeska oo kale, sidaas marka loo dhigo waa qeexitaan kulminaya 4…

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku u qeexayo War waa “Warbixin kusaabsan dhacdo taagan ama xog aan…

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo xogta hab ama qaab gaar ah. Waa muhiim iyo lagama maarmaan…

Guulwadayaasha guuldarrada horseeda!

Sida madax badan oo uga horreysay xilka kudhacday una horseedday in waqtigoodu dhammaado iyaga oo maadeys iyo maaweelo kujira ayaa  ra’isalwasaare Xasan Cali Kheyre waxa qar katuuray guulwadayaal meeshii uu tagaba sacab iyo sawaxan isugu…