1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: KGS

Al-shabab oo sheegatay in ay weerarro ka fulisay Muqdisho iyo Sh.Hoose

Baraha Internetka ee taageera Xarakada Al-shabaab ayaa sheegaya in ay xalay dagaallo iyo qaraxyo ay ku qaadeen xarumaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku kala yaalla Muqdisho iyo shabeellaha hoose. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in ay…

Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ah ku ridday Labo Askari.

Maxamadda Ciidamada qalabka sida qeybteeda 60aad ee degaannada Koofur Galbeed ayaa maanta waxaa ay xukun dil ah ku ridday labo Askari oo ka tirsana Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Maxkamadda ayaa ku eedeysay labada Askari in ay…

Wariye lagala baxay Guri uu ka degganyahay Wanllaweyn

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Wariya ka tirsan Idaacad ku taalla Degmada Wanllaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose saaka lagala baxay Gurigiisa. Wariyaha lala baxay waxaa lagu magacaabaa Ismaaciil Yuusuf,waxaana uu ka…

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Difaaca Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar gelinta sharciga xaqsiinta ciidamada qalabka sida, furitaanka…

AlShabaab oo Weeraray Markab AMISOM Saanad u siday.

Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in la Weeraray Markab saanad Ciidan u waday Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Gudoomiye ku xigeenka Maaliyadda Shabeelaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle oo…

Al-shabab cut in a Man’s hand for stealing Properties  

On Yesterday afternoon AL-shabab Cut in Madey Abdikadir’s Hand for Alleging he stolen a Property from his remote Village in Farsoley ,  Lower shabelle Region Southern Somalia. Al-shabab Judge said Madey has stolen 1Milyan Somali…

AMISOM oo tababar u soo xirtay Boolis ka tirsan Koofur Galbeed

Ciidanka AMISOM ayaa tababar socday toban maalmood u qabtay 30 ka mid ah Saraakiisha Booliska ee Maamulka Koofur Galbeed. Askartaasi waxaa la barayay hanaanka maamulka Dadweynaha ,waxaana lagu qabtay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Maamulka Koofur…

Al-shabab oo xukun gacan gooyn ah ka fuliyay Shabeellaha hoose.

Wararka ka imanaya degaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay shalay gelinkii dambe halkaas gacanta uga jareen wiil lagu magacaabo Maadeey C/Qaadir Cali oo ku magac dheer (Daniyoow). Daniyoow oo…

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa ee ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ah. Wasiirrada Wasaaradaha…

Koofur Galbeed oo u digtay ciidamadeeda ku lug leh is qab qabsiga dhulalka.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa digniin u diray Ciidamada Maamulkaas iyo Dadka ka shaqeeya isqab qabsiga dhinaca dhulalka ee ka jira degaannada maamulkaas. Wasiirka Amniga Xasan Maxamed  Xuseen ayaa sheegay in maamulka uu tallaabo ka qaadayo…