Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Guddoomiyaha Degmada Awdiinlle ee Gobolka Baay ayaa lagu dhaawacay weerar Miino ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhaba. Awdiinlle waxaa ay 30km u jirtaa Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa lagu magacaabaa Guddoomiyaha Cali Bukow.…
Munaasabad loogu yeeray xuska 3; guurada Asaaska Koofurgalbeed, hayeeshee u muuqatay mid lagu kar-jebinayey nux-nuxda xildhibaano iyo siyaasiyiin kala heerar duwan oo ka socota Baydhaba; ayaa ka dhacday dhowaan dhismaha Madaxtooyada KGS. Waxa lagu soo…