Olivier Giroud oo aqbalay inuu qandaraaska u kordhiyo Chelsea.

Weeraryahanka dhawaan kuso biiray kooxda Chelsea ee Giroud ayaa aqbalay inuu heshiiska u kor dhiyo kooxdiisa Chelsea.

31jirkan ayaa Chelsea kaga soo biiray kooxda Arsenal aduun dhan 18 milyan waxaa uuna ka mid yahay xidigaha kooxda ugu muhiim san.

Giroud ayaa Chelsea u satfay 20 kulan waxaana uu dhaliyay shan gool, isagoona caawiyay seddex gool.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Yaya Toure oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Olympiakos.

Read Next

Marcelo oo ku fikiraya inuu dib ula midoobo Cristiano Ronaldo.