Soomaaliya iyo Pakistan oo wada saxiixday heshiis la xiriira dhinaca Amniga iyo Difaaca
Daafaca bidix ee kooxda Real Madrid iyo xulka Prazil Marcelo ayaa markan qorsheynaya inuu ku biro kooxda Juventus.
Laacibkan ayaa rabo in uu markale la midoobo saaxiibkiisii hore ee Ronaldo kaas oo horaantii bishan ku biiray kooxda reer taliyaani ee Juventus.
Marcelo ayaa 10-sano ugu dambeeyay ku sugnaa Bernabeu, isagoo 456 kulan u saftay kooxdiisa dhamaan tartamada, waxaana uu ka caawiyay 19 koob oo uu ku jiro Champions League ah.
