Manchester United oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo daafac Barcelona ka tirsan.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqeyso saxiixa  daafaca Barcelona Jordi Alba suuqa janaayo.

29 jirkaan uu dhaliyay 249 kulan oo uu u saftay kooxda reer Catalan wuxuuna kula guuleystay koobab farabadan.

Daafaca heerka caalami ee dalka Spain ayaa qandaraaskiisa waxa uu dhacayaa sanadka 2020.

United ayaa xidigan ka dhigeysa badalka daafaca reer Englan Luka Show kaa oo laga yaabo inuu kooxda ka tago marka lagaaro suuqa janaayo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Zinedine Zidane Oo Lala Xiriiriyay Bayern Munich.

Read Next

Isco iyo Marcelo oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxdooda.