Zinedine Zidane Oo Lala Xiriiriyay Bayern Munich.

Kooxda Bayer Munich ayaa qorsheyneysa in badalka Kovac ay ka dhigto Tababarihii hore ee Real Madrid ee Zinedine Zidane.

Bayer ayaa guuldarooyin la kulantay kulamadii ay ka ciyaartay horyaalka Germany waxeyna kaga jirtaa kaalinta 6-aad.

Tababaraha dhawaan galka ah ee kooxda Bayer Munich Niko Kovac ayaa shaki lagaliyay kasii shaqeyntiisa kooxda reer Germany.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

RW Kheyre iyo Boqor Salmaan oo ku kulmay Magaalada Riyadh. (Sawirro).

Read Next

Manchester United oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo daafac Barcelona ka tirsan.