MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”
Ciidamada Amaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baaritaan ka wada suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho.
Howlgalka ka socda Suuqa Bakaaraha ayaa lagu sheegay in uu la xiriiro Gaari Qarax looga shakiyay oo lagu sheegay in uu ku jiro suuqa.
Isgoyska Bakaaraha ayaa loo diiday Dadka iyo Gaadiidka,waxaana Ciidamada ay gudaha u galeen Suuqa Bakaaraha.
Mid ka mid ah dadka ku sugan Suuqa ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada amaanka ay gacabta ku dhigeen Gaari laga shakisanyahay iyo qofkii waday.
Filo wixii ka soo kordha.
