Sawirro: Michael Keating oo gaaray Kismaayo

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose.

Michael Keating,ayaa ka qeybgelaya shirka Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Magaalada Kismaayo.

Keating waxaa Garoonak Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Madaxweynaha Maamulka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam.

Kaddib waxaa uu Guriga martida ee uu ka dhacayo shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada kula kulmay Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ee ka qeybgelaya shirkaas.

Image may contain: one or more people, people standing, sky, car and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, car, suit and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling, standing, suit and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and table

 

Mustaqbal media

Read Previous

Romelu Lukaku oo bar-bareeyay rikoor uu dhigay Didier Drogba.

Read Next

4 days CIC Conference to kick off in Kismayo