Soomaaliya iyo Pakistan oo wada saxiixday heshiis la xiriira dhinaca Amniga iyo Difaaca
Garoonka Cayaaraha Muqdisho waxaa ka socda munaasabad lagu maamuusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, waxaa ka qaybgalaya madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Mas’uuliyiin katirsan Dowladda, Bahda Waxbarashada & Arday.
Kulan ciyaareed lagu maamuusayay maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21ka Nofeembar oo ay dheelayeen labo naadi oo kala metalayay Dugsiyada & Jaamacadaha ayaa ka dhacay Garoonka Cayaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa la fasaxay goobaha wax lagu barto ee Caasimadda munaasabaddaan awgeed, Garoonka Cayaaraha Muqdisho waxaa lagu arkayaa Arday xiran dharkooda Waxbarashada, waxaana la filayaa in uu halkaas khudbad ka jeediyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
