MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa walaac ka muujisay amniga deegaannada maamulkaasi gaar ahaan caasimadda kumeel gaarka ah ee Kismaayo.
Dhinaca kale, dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka ku eedeysay in ay ciidamada ka soo saareyso furimaha hore.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka ay soo saartay Dowlad goboleedka Jubbaland:

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan wali ka hadlin eedda ay u jeedisay dowlad goboleedka Jubbaland.
Mustaqbal
