Dowladda Canada oo 10 sano ka dib war cusub ka soo saartay geerida Cabdiraxmaan Cabdi
Mareykanka ayaa sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo in uu burbur xooggan u geystay barnaamijka nukliyeerka ee Iran.
Hay’adaha sirdoonka Mareykanka ayaa warbixinadoodii ugu dambeeyay ku muujiyay in la burburiyay saddexdii xarumood ee ugu waaweynaa barnaamijka nukliyeerka ee Iran.
Ergeyga Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump u qaabilsan Bariga Dhexe ayaa sheegay inuu sii wadi doono cadaadiska lagu saarayo Iran si ay uga tanaasusho qorshahaheeda horumarinta hubka nukliyeerka.
Sidoo kale, ergaygu waxa uu sheegay inuu rajaynayo in todobaadka soo socda uu dib u bilaabmo wadahadalladii ku saabsanaa heshiiska nabadeed ee nukliyeerka Iran.
Ergeyga Madaxweynaha Trump ayaa muujiyay inuu aad ugu rajo weyn yahay in la gaaro heshiis nabadeed oo dhammaystiran oo lala galo Tehran.
Mustaqbal
