Manchester City Oo wadahadalo heshiis kor dhin ah la bilaawday Kompany.

Kabtanka kooxda Manchester City ee Vincent Kompany ayaa qarka u saaran inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa.

Vincent Kompany ayaa dalabyo kala duwan ka helaya kooxo ka dhisan horyaalka talyaaniga iyo waliba horyaalka maraykanka.

Laakiin wuxuu ogolaaday inuu iska diido dhamaan dalabyada u imaanaya si uu sanado kale u sii joogo Manchester City sida ay baahisay Tuttomercato.

32 jirkaan reer Belgium ayaa aqbalay wax walba oo ku saabsan heshiiska cusub, waxaana la filayaa in City ay shaaciso heshiis kordhintiisa maalmaha soo socda.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Leicester City oo amaah ku dooneysa Danny Drinkwater.

Read Next

Man United Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha kaga qeyb galaya Champions League-ga