Man United Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha kaga qeyb galaya Champions League-ga

Kooxda uu hogaaminayo Tababare Jose Morinho ee Manchester United ayaa soo saartay liiska xidigaha kaga Champions League.

Liiskan ayaa waxaa kasoo muuqday dhamaan xidigaha kooxda ugu muhiimsan iyo kuwa ay suuqa kala soo wareegeen.

Waa kuwan liiska xidigaha United kaga qeybgala Champions League.

David De Gea, Lee Grant, Sergio Romero, Victor Lindelof, Eric Bailly, Phil Jones, Chris Smalling, Marcos Rojo, Diogo Dalot, Luke Shaw, Antonio Valencia, Matteo Darmian, Paul Pogba, Juan Mata, Jesse Lingard, Andreas Pereira, Marouane Fellaini, Nemanja Matic, Scott McTominay, Alexis Sanchez, Romelu Lukaku, Anthony Martial.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Manchester City Oo wadahadalo heshiis kor dhin ah la bilaawday Kompany.

Read Next

Liverpool oo soo saartay liiska xidigaha kaga qeyb galaya Champions League.