MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay Degmooyin cusub oo ku kala yaalla Gobollada Mudug iyo Galguduud.
Degmooyinkan oo gaaraya Toban ayaa Gobolkasta laga magacaabay shan degmo oo uuu Madaxweynuhu sheegay in ay ka mid noqonayaan Galmudug.
Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Xaaf waxaa lagu sheegay sohdimadaha degmooyinkaas iyo tuulooyinka hoostagaya ay ku soo baxayaan sharci iyo qiimeyn ay waado wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug.

