Lascelles oo heshiis lix sano ah u saxiixay kooxdiisa Newcastle.

Kabtan kooxda Newcastle United Jamaal Lascelles ayaa ugu dambeyn heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxdiisa Newcastle United.

24-Jirkan Magpieska kaga soo biiray kooxda Nottinham sanadkii 2014 ayaad loola xiririyay kooxo dhowr ah.

Kooxaha PSG iyo City ayaa aad loola xiririyay saxiixa kabtan Newcastle balse xidiga ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay heshiis gaaraya ilaa 2024.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Chelsea oo isha ku heysa xiddig garabka uga ciyaara AC Milan, Waa kee?

Read Next

Guddiga doorashada KGS ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah