Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudo horudhac ah oo la xiriira doorashada madaxtnimada.
Guddiga oo maanta kulmay ayaa sheegay in
- Mukhtaar C/Raxmaan Abuu Mansuur, guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab uu u tartami karo doorashada Madaxweynenimo ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
- In Qofka noqonaya Madaxweynaha Koofur Galbeed uu helo codad gaaraya (Saddex meelood labo meel), 3/2 tirada Xildhibaannada Baarlamaanka ee Koofur Galbeed.
- Musharrax C/Casiis Lafta Gareen uu soo gudbiyo warqadaha is casilaadda xilka uu ka hayo dowladda Federaalka ah.
