Chelsea oo isha ku heysa xiddig garabka uga ciyaara AC Milan, Waa kee?

Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa ciyaaryahankii hore ee Liverpool Suso.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa sanadkan wacdaro ka dhigaya horyaalka Taliyaaniga waxaa uuna ka midyahay xidigaha ugu muhiimsan kooxda.

Chelsea ayaa suuqa ka dooneysa weeraryahan buuxa oo badal u noqonkara Moratta oo laga yaabo in kooxda laga fasaxo.

24-jirkaan ayaa kooxdiisa u dhaliyay 10 gool 11 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Paris Saint-Germain oo ka fikireysa saxiixa Alexis Sanchez.

Read Next

Lascelles oo heshiis lix sano ah u saxiixay kooxdiisa Newcastle.