Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay
Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay dalab u dirto weeraryahanka Manchester United Alexis Sanchez suuqa xagaagan.
Sanches ayaa isbuucan sheegay inuu jeclaan lahaa inuu ku biro kooxda reer France ee PSG markanna iyada ayaa ku raad joogta.
29-Jirkan ayaanan ku qanacsaneyn inuu kasii ciyaaro Unitedka waxaana suuragal ah inuu ka dhaqaaqo bisha janaayo marka uu furmo suuqa.
