Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo muddo 3-bilood hakisay Baasaboorka Dalka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si ku meel gaar ah oo muddo seddex bilood u hakisay wax ka baddelka xogta Baasaboorka Dalka, iyada oo muddada ka billaabaneysa 1-da Janaayo ilaa 31-ka Maarso 2025.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa Hakintaan Ku-meel gaar ah ma saameynayso wax-kabedelka xarfaha la waafajinayo documentiyada rasmiga ah.

Warqadda ka akhriso wixii dheeraad ah:- 

May be an image of text
Hay’adda Socdaalka ayaa dhawaan loo magacaabay agaasime cusub, isaga oo sheegay in uu sammeyn doono isbedello la xiriira hawlaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.

Mustaqbal

MM Staff

Read Previous

DDS oo sheegtay in ‘AS’ ay dejiyeen qorshe lagu qalqalgelinayo Amniga Dowlad-Deegaankaas

Read Next

Taliyaha NISA oo sheegay in dhawaan la aasi doono Askartii lagu dilay degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe