MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”
Kulan ay Magaalad Muqdisho ku yeesheen Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka iyo samafalka ee Soomaaliya iyo dowladda Federaalka ah ayey ka soo saareen baaq la xiriira in lacag lagu caawiyo.
Waxaa ay war-saxaafadeed ka soo baxay ku sheegeen in loo baahanyahay lacag dhan $1.08Bilyan oo doollarka Mareykanka ah.
Lacagtaas ayey sheegeen in lagu caawinayo 3.4Milyan oo qof oo Soomaali ah kuwaas oo u baahan gargaar naf badbaadin ah.
Halkan ka aqri.
