Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in lagala shaqeeyo la wareegida masuuliyadda amniga
Dowladda Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ugu baaqday in ay ka taageeraan la wareegida mas’uuliyadda Amniga dalka.
War-saxaafadeedka Dowladda ayaa lagu soo dhaweeyay hal sano oo Mareykanka ku kordhiyay taageerada Ciidanka AUSSOM oo wada bixitaankooda.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Mustaqbal
