1. Home
  2. Banaadir

Category: Last News

Soomaaliya oo shaacisay in aysan aqoosaneyn Israa’iil.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si adag uga hortagayso tallaabo kasta oo lagu waxyeelleynayo midnimada iyo madaxbannaanida dalka. Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay…

Muxuu qabtaa Xafiiska Imaaraatka uu ku leeyahay Nairobi ee ka shaqeeya arrimaha ka dhanka ah Soomaaliya?

Dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa xafiis ka furtay Magaalada Nairobi, kaas oo ka shaqaynaya arrimo ka dhan ah Soomaaliya, gaar ahaan kuwa halis ku ah amniga dalka iyo muwaadiniinta sida abaabulka dagaallo qabiil, hubaynta dhinacyada…

Wasaaradda Gaashaandiga XFS “Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Turkiga ayaa xoog ku soo furtay Markabka MV Latuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Ciidamada Badda Turkiga oo kaashanaya Xoogga Dalka ay si xoog ah ku soo furteen markabka MV LATUF, kaas oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen agagaarka Jasiiradda Eyl, gobolka…

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo tababar usoo xiraya Ciidan lagu tababaray Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar usoo xiraya ciidamo katirsan Xoogga Dalka oo lagu tababaray Dowlad-Goboleedka Galmudug gaar ahaan Xananbuure. Ciidankaan ayaa ku biiraya Xoogga Dalka waa marka uu tababarka usoo xiro…

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga Midowga Haybad Qaran, ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu isaga baxay xubinnimadii isbahaysigaas iyo gabi ahaanba wada-shaqayntii Golaha Mustaqbalka.…

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo buuxda la heli Karin ilaa inta ciidamadiisa ay ka maqan yihiin xuduudaha iyo deegaannada kale ee rabshadaha ka abuurayso Israa’iil.…

DFS oo sheegtay in ay dhawaan isi soo dhiibi doonaan Askar taabacsan Laftagareen

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay socdaan wada hadallo lagu kala furfurayo Ciidamo taabacsan Hoggaamiyihii hore ee Koofur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, kuwaasi oo ku sugan bannaanka magaalada Baydhabo. Bayaan ka soo baxay Dowladda ayaa…

Dekadda Boosaaso oo maalmo xiran iyo eedo loo jeedinayo Shirkadda DP World

Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso ayaa istaagey muddo 11 maalmood ah, kadib markii ay ganacsatada gobolka Bari ku dhawaaqeen shaqo joojin iyo kacdoon ka dhan ah shirkadda DP World ee laga leeyahay…

Wada hadallada dowladda iyo mucaaradka oo mar kale maanta ka sii soconaya Muqdisho

Maanta waxaa mar kale la filayaa in ay magaalada Muqdisho dib uga billaawdaan wada hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubnaha Mucaaradka, kuwaasi oo diiradda lagu saarayo xallinta khilaaf ka dhashay arrimaha doorashooyinka. Wada hadalladan oo…

FIFA oo ka laabatay go’aan uu ka horyimid Trump

Ururuka Kubadda Caalamiga ah ee FIFA ayaa laalay kaarka gaduudka ah oo la siiyay Xiddiga Mareykanka, Folarin Balogun, xilli xulkaasi ay Arbacadii la ciyaarayeen Dalka Bosnia iyo Herzegovina. Garsooraha ciyaartan oo kamid aheyd wareega 16ka…