Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka iyo dhisidda awoodda aqooneed ee Garaad Gacmeedka. Munaasabadda daahfurka waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka…