1. Home
  2. Banaadir

Category: TEKNOLAJIYADA

Nigeria oo ka digtay khatarta amni ee dalkeeda ku yeelan karo garaadka Macmalka ah ee AI

Dalka Nigeria oo ka mid ah Dalalka dhibaatooyinka Amni darro ay ka dhacaan, waxaa muddooyinkii dambe soo kordhayay qorshe ay Dowladdaas kula dagaalamayso garaadka macmalka ah ee AI oo dadka qaar u adeegsadaan si khatar…

Soomaaliya oo xoogga saaraysa Mustaqbalka Garaadka Macmalka

Soomaaliya ayaa xoogga saaraysa howlaha lagu horumarinayo Mustaqbalka Garaadka Macmalka ah iyada oo laga eegayo dhinacyo kala duwan sida ku cad doodda Xarunta Garaadka Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed SNAIC. Dood-Cilmiyeedka waxa ay kulansiisay Wakiillo ka socday…

Haka Harin Hirka AI

“Haddii aadan maalin adeegsan AI kaliya micnaheedu ma ahan inaadan maalinna u baahan, ee waxay ka tarjumaysaa sida aad dhagool kaga tahay isbeddellada hareerahaaga ka socda.”  Taniyo markii uu shaacsane noqday AI, gaar ahaan AI-da…

Microsoft oo joojinaysa isticmaalka Windows 10

Shirkadda Microsoft ayaa ku dhawaaqday in dhowaan in 14ka Oktoobar 2025 oo berri ah joojineyso adeegsiga Windows 10 isla markaana loo guurayo Windows 11 sida lagu arkay fariimo ay shirkaddu u dirtay Dadka adeegsada kumbiyuutarrada…

Google oo sheegtay in weerar dhinaca Internet-ka ah lagu beegsaday in ka badan 100 Shirkadood

Shirkadda Google ee kamidka ah bahda Alphabet ayaa sheegtay in koox burcad ah ay weerartay shirkado kala duwan kuwaas oo khasaara xooggan gaarsiiyay, waxa ay intaas ku dartay in howshaan ay soo billaabatay saddex bil…

Sacuudiga oo dadka Caanka ah ka mamnuucay in Baraha Bulshada ay soo dhigaan Sawirrada Carruurtooda & Muuqaallada Noloshooda ku saabsan!

Hay’adda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u qaabilsan Maamulka Baraha Bulshada ayaa soosaartay amar culus oo si gaar ah ugu socda dadka caanka, waxa ay ka mamnuucday in sawirrada Carruurtooda iyo Muuqaallada noloshooda la xiriira. Waxa ay…

Dowladda Albania oo wasiir u magacowday garaadka macmalka ah

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Albania, Edi Rama, ayaa wasiir u magacaabay garaadka macmalka ah, kaas oo qayb ka noqon doonna xukuumaddiisa cusub. Wasiirkan AI-ga ah ayaa loo xil saaray la dagaallanka musuqmaasuqa, gaar ahaan qandaraasyada dowladda.…

Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

Soomaaliya ayaa u guuraysa korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda sida uu sheegay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay meertada 2aad ee Shirka looga hadlayo Isbaddelka Cimillada ee ka socda Itoobiya. Madaxweyne Xasan…

Golaha Wasiirrada Nepal oo si degdeg ah u fasaxay isticmaalka Baraha Bulshada oo sababay rabshado dalkaas saameeyay

Golaha Wasiirrada Nepal ayaa kulan degdeg ah ka yeeshay kacdoonka ka dhashay go’aankii Dowladdu ku xayirtay isticmaalka Baraha Bulshada Dalkaas kaddib markii rabsho dhacay ay galaafteen nolosha 19 ruux halka ay dhaawacmeen in ku dhow…

Ardayda Kuuriyada Koofureed oo laga mamnuucay in ay teleefannadooda la galaan Fasalka

Kuuriyada Koofureed ayaa Ardayda ka mamnuucday in teleefannooda la dhex tagaan Fasalladooda inta lagu jiro saacadaha Waxbarashada guud ahaan Dalkaas si Carruurta iyo Dhallinyarada aanay uga mashquulin Waxbarashadooda. Sharcigaan ama xeerkaan ayaa dhaqangalaya marka la…