Atletico Madrid oo badalka Torrres ka arkootay horyaalka Franca, Waa kee xidigas,

Kooxda Atletico Madrid ayaa isha ku heysa weraryanka kooxda PSG iyo xulka Urugway Cavani.

Wargeyska Marca ee kasoo baxa gudaha dalka Spain ayaa ku waramaya in kooxda Atletico ay la kulantay wakiilka laacibka reer Ugugway ee Edison Cavani.

Xidigii hore ee Napoli ayaa dhawaan sheegay inuu doonayo inuu isaga hayaamo kooxda reer France ee PSG.

Cavani ayaa xilli ciyaareedkii lixaad u qaaday kooxda reer Faransa, isagoo dhaliyay 173 gool 233 kulan oo u saftay tartamada oo dhan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Real Madrid oo isha ku heysa daafac reer Brazil ah, Intuu ka ciyaaraa?

Read Next

Cesc Fabregas oo dib ugu laabanaya horyaalka La Liga, Yuu ku biirayaa?