Real Madrid oo isha ku heysa daafac reer Brazil ah, Intuu ka ciyaaraa?

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay si dhow ula socoto qaab ciyaareedka daafaca kooxda Corinthians Leo Santos.

Santos, oo 19 jir ah, ayaa dhawaan ku biiray kooxda koowaad ee Corinthians, waxaana lagu qiimeeyaa daafacyada ugu fiican Brazil.

Durba waxaa lala xiririyay kooxo dhowr ah oo yurub ugu tan weyn waxaana ka mid ah kooxda reer Spain ee Real Madrid.

Da’yarka ayaa ku dhaw inuu ku biro kooxda Real Madrid waxaana uu qandaraaskiisa dhacayaa jisha janaayo 2019.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Gary Cahill oo qorsheynaya inuu isaga tago kooxda Chelsea, Yuu ku biirayaa?

Read Next

Atletico Madrid oo badalka Torrres ka arkootay horyaalka Franca, Waa kee xidigas,