MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”
Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta baarlamaanka Puntland, ayaa goordhow ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland.
Liiska ay soo saareen Guddigan, ayaa waxa ay yihiin 66 Xildhibaan, 65 Kamid ah Xildhibanaada cusub waa Rag, waxaana ku jirta oo kaliya hal dumar ah waana Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe.
Xildhibaanadan, ayaa laga sugayaa iney soo doortaan Gudoonka cusub ee baarlamaanka Puntland, ka hor inta aan la aadin doorashada Madaxweynaha oo dhaceysa Sideeda Bisha Koowaad ee 2019.
Halkan Ka Aqriso Magacyada Xildhibaanada cusub:



