Madaxweynaha Dowlad Goboleed Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta kala diray Golaha Garsoorka Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa faray Wasiirada Cadaalada iyo arimaha Garsoorka in uu si waa faqsan dastuurka iyo qaynuunku ku soo dhiso Golaha Garsoorka Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.
Hooska ka aqriso Warka ka soo baxay Madaxweynaha Hirshabeelle.

