Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Dhoore ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay ka shaqeyneyso kor u qaadista tayada Waxbarashada si loo xoojiyo nidaamka lagu dhisayo Bulshada.
Wasiir Dhoore ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-Goboleedka ay ogsoon tahay duruufaha ku hareereysan dhinaca Macallimiinta iyo Waxbarashada sidaas awgeed ay ka shaqeynayaan sidii xal loogu heli lahaa caqabadahaas jira.
Isaga oo ka hadlay Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21ka Nofeembar oo lagu qabtay Dowlad-Goboleedka Galmudug waxa uu soo jeediyay in xoogga la saaro dhisidda mustaqbalka Jiilka.
Mustaqbal
