WARARKA

Obama oo difaacay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo cadaadis uu ku hayo Trump

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Brack Obama ayaa soo saarey qoraal uu ku difaacay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Wakiilada, taasi oo maalmihii la soo dhaafay wajaheysay eedeymo iyo hanjabaad ah in laga tarxiili…

Masar oo ku baaqday in la ixtiraamo Madaxbannaanida Soomaaliya

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa ka wada hadlay hirgalinta qoddobadii ka soo baxay Shirkii afar geesoodka ahaa ee dhexmaray Madaxweyneyaasha dalalka Soomaaliya, Masar, Eretariya iyo Suudaan. Wada hadal ay khadka Taleefanka ku yeesheen Wasiirka Arrimaha…

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul wasaare Xamse iyo Safiirka Midowga Yurub?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Eduárd Máthé, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee…

Golaha Wakiillada Galmudug oo maanta doortay Guddoon cusub

Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug oo maanta qabtay Doorashada Guddoonkooda doortay Guddoomiye iyo labadiisa ku xigeen, waxaana xilkaas loo dhaariyay isla markaana si uu guddoonkaas shaqada ula wareego. Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug, Xuseen…

Sacuudiga & Xuutiga oo si is khilaafsan uga hadlay Diyaarad Militari oo ku dhacday Gobolka Najraan

Bqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa war kasoo saartay diyaarad Militari oo nooceedu yahay Helicopter oo ku dhacday Koofurta Gobolka Najraan ee dhaca Xadka Dalka Yemen, waxaana ku geeriyooday labo sarkaal oo diyaaraddaas la socday. Afhayeenka Militariga…

Baarlamaanka Masar oo maanta u codaynaya Difaaca Sacuudiga

Baarlamaanka Masar ayaa maanta u codaynaya qaraarka la xiriira Difaaca Sacuudi Carabiya maadaama ay dhibaato u gaysteen gantaallada culus ee Xuutiyiinta Yemen ay ku garaaceen qaybo kala duwan oo katirsan Dalkaas. Madaxweynaha Masar, Cabdifitaax Al-Siisi…

Shariif Sheekh Axmed oo Dacwad ka dhan ah Wax ka baddelka Dastuurka Dalka gudbiyay

Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee Dalka u gudbiyay Dacwad ka dhan ah Wax ka baddelka Dastuurka Dalka lagu sameeyay si ay maxkamaddu u qaaddo dacwaddaas. Maxkamadda Sare ee Dalka…

Dowladda & Mucaaradka oo loogu baaqay in ay dib ugu noqdaan Miiska Wadahadalka

Warsaxaafadeed kasoo baxay Bulshada Rayidka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Mucaaradka loogu baaqay in ay dib ugu laabtaan miiska wadahadalka kana tanaasulaan waxyaabaha caqabadda siyaasadeed dhalinaya. Bulshada Rayidka ayaa taageertay hannaan weliba oo looga fogaanayo…

ARAGTIDA DADWAYNAHA

Guluf aan dhammaan: Maxay Itoobiya 75 sano nabad u waayday?

Hordhac Isbeddel kasta oo siyaasadeed iyo mid amni oo Geeska Afrika ka dhaca, Itoobiya ayaa bartamaha iyo udub dhexaadba u ah. Waa dal ay ku nool yihiin in ka badan 120 milyan oo qof, waxa…

Puntland; Loollanka Awoodda iyo Mustaqbalka Federaalka

Puntland iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxa muddo dheer ka dhexeeyay khilaaf siyaasadeed oo soo noqnoqday, kaas oo mararka qaar ka gudbay muran siyaasadeed oo qura una gudbay loolan ku saabsan awood qeybsiga khayraadka,…

Fiqi iyo «السفارة في العمارة»: Maxay Sarbeebtu Qarinaysaa?

Mararka qaarkood, siyaasadda waxaa lagu cabbiraa hadallo dhaadheer; mararka kalena hal cinwaan oo filim ah ayaa xambaari kara fariin siyaasadeed oo ka weyn intii la filayay. Cinwaanka “السفارة في العمارة” ayaa dhawaan galay doodda siyaasadda…

Go’aannada Maxkamadda Sare ee murunnada Doorashooyinka Soomaaliya iyo Saamayntii ka dhalatay (1963-2026)

Xukunka Maxkamadda Sare ee la xiriira doorashooyinka Galmudug wuxuu dhaliyay dood iyo hadal-hayn badan. Hase yeeshee, taariikhda Soomaaliya waxa ay muujinaysaa in murannada doorashooyinka iyo go’aannada Maxkamadda Sare ay marar badan noqdeen arrimo xasaasi ah…

Dowladnimada Soomaaliya: Hay’adaha Dowladda iyo Walaaca Muwaadinka

Hordhac Dowladnimadu ma aha oo keliya dhismaha hay’ado iyo magacaabista masuuliyiin; qiimaha ay leedahay waxaa lagu cabbiraa sida ay uga jawaabto baahiyaha muwaadiniinta. Muwaadinku wuxuu dowladda ka filayaa amni iyo xasillooni, adeegyo aasaasi ah, dhaqaale…

Soomaaliya ma u diyaarsan tahay doorasho qof iyo cod ah?

“Soomaaliya uma baahna oo keliya sanduuq codbixin, waxay u baahan tahay muwaadin rumeysan in codkiisu wax beddeli karo.” Soomaaliya waxay mar kale taagan tahay marxalad muhiim u ah mustaqbalka siyaasadeed ee dalka. Doodda ku saabsan…

Dib-u-eegista Hannaanka Doorashooyinka Soomaaliya: Casharradii Laga Bartay Doorashooyinka Dadban

“Hadafka ugu weyn waa in la dhiso nidaam doorasho oo kor u qaada kalsoonida shacabka, yareeya awood-urursiga, isla markaana horseeda doorashooyin loo dhan yahay” Dib-u-dhiskii Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya sanadkii 2000 wuxuu horseeday in dalka…

Soomaaliya oo Wajahaysa Cimilada Isbedelaysa: Waqtiga Ficilka iyo Ka Hortaga Dhibaatooyinka Degdegga ah

1. Hordhac Isbeddelka cimilada waa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee deegaanka iyo nolosha aadanaha maanta wajahayo, waxaana uu saameyn ba’an ku yeeshay dhulalka, bulshooyinka, iyo nidaamyada dabiiciga ah ee adduunka. Heer kulka…

SHAQOOYINKA

CALL FOR TENDER and PROCUREMENT – HINNA.

TENDER N°: T/02/SHELTER/NFI/STATIONARY/VEHICLE-RENT/AUG/21, HINNA is requesting through this tender a company to provide detailed written quotations for the supply of the following products: PROCUREMENT BoQ of 19850 Project:-Women Pioneers for Peace and Life – HINNA…

Boosas shaqo oo ka banaan Women Pioneers for Peace and Life – HINNA

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA is an active partner with Somali Humanitarian Fund (SHF) coordinated…

DHAQANKA

Af-Soomaali: Maay iyo Maxaay, ma Lahjado mise Luuqado?

Af, waa nooc ka mid ah hababka ay dadku ku wada xiriiraan, oo leh qaab-dhismeed gaar ah iyo ereyo gudbinaya macne, kaas oo ay adeegsadaan ummad meel qura ama kala fog ku nool. Waa tiir…

Duqa Muqdisho: “Hay’adaha Amniga waa in ay la dagaalamaan Dadka Dhaqan-xumada ka shaqeynaya”.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in maamulkiisa uu dagaal xooggan la galayo Dad uu ku tilmaamay in ay bulshada ku dhex faafinayaan dhaqan-xumo ay ka keeneen meelo…

MW JFS Xasan Sheekh: “Aniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ogol in la I dhaho aragtidaan kulama-qabo”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay kulamada kala duwan ee looga hadlayo xal u helista kala aragti duwanaanta si meel loo wada dhigo dhammaan waxyaabaha lagu kala duwan yahay. Waxa uu sheegay…

Nuucyada dembiyada & Erey-bixinta Qaanuunka ee Xeer Soomaaliga!

Afkeena Soomaaligu waxa uu kamid yahay Luuqadaha sida xowliga ah u koraya una sameynaya horumarka dhinaca ku hadalka ah, balse horumarkaasi uma socda dhinaca aqoonta, Cilmiga iyo Soomaaliyeynta Culuumta, taasina waxa ay horseedi kartaa in…

Takio Osahera; Sababta Kacdoonkii horumarka farsamada gacanta ee Jabbaan!

Takio Osahera; oo ah curiyaha farsamada gacanta ee Jabban yaraantiisii waxa uu isweydiin jiray Sirta Reer-galbeedku uga horumaray Bariga! Ilaa uu helay jaawaab fudud oo kooban taas oo ah: Sirta horumarka reer Galbeedku waa Farsamada…

TEKNOLAJIYADA

Soomaaliya oo xoogga saaraysa Mustaqbalka Garaadka Macmalka

Soomaaliya ayaa xoogga saaraysa howlaha lagu horumarinayo Mustaqbalka Garaadka Macmalka ah iyada oo laga eegayo dhinacyo kala duwan sida ku cad doodda Xarunta Garaadka Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed SNAIC. Dood-Cilmiyeedka waxa ay kulansiisay Wakiillo ka socday…

Haka Harin Hirka AI

“Haddii aadan maalin adeegsan AI kaliya micnaheedu ma ahan inaadan maalinna u baahan, ee waxay ka tarjumaysaa sida aad dhagool kaga tahay isbeddellada hareerahaaga ka socda.”  Taniyo markii uu shaacsane noqday AI, gaar ahaan AI-da…

Microsoft oo joojinaysa isticmaalka Windows 10

Shirkadda Microsoft ayaa ku dhawaaqday in dhowaan in 14ka Oktoobar 2025 oo berri ah joojineyso adeegsiga Windows 10 isla markaana loo guurayo Windows 11 sida lagu arkay fariimo ay shirkaddu u dirtay Dadka adeegsada kumbiyuutarrada…

Google oo sheegtay in weerar dhinaca Internet-ka ah lagu beegsaday in ka badan 100 Shirkadood

Shirkadda Google ee kamidka ah bahda Alphabet ayaa sheegtay in koox burcad ah ay weerartay shirkado kala duwan kuwaas oo khasaara xooggan gaarsiiyay, waxa ay intaas ku dartay in howshaan ay soo billaabatay saddex bil…

Sacuudiga oo dadka Caanka ah ka mamnuucay in Baraha Bulshada ay soo dhigaan Sawirrada Carruurtooda & Muuqaallada Noloshooda ku saabsan!

Hay’adda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u qaabilsan Maamulka Baraha Bulshada ayaa soosaartay amar culus oo si gaar ah ugu socda dadka caanka, waxa ay ka mamnuucday in sawirrada Carruurtooda iyo Muuqaallada noloshooda la xiriira. Waxa ay…