Witsel oo si rasmi ah ugu biiray Borussia Dortmund

Axel Witsel ayaa lagu soo waramayaa inuu si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Germany ee Dortmund.

Laacibkan ayaa lagu wadaa inuu qalinka ku duugo heshiiska uu kula joogayo kooxdan waxaa uuna sanadkii qadanayaa aduun dhan £ 10million

29 jirkaan ayaa 18kii bilood ee u danbeysay wuxuu ku sognaa horyaalka Chine waxaana xili hore dalabyo kala duwan kasoo gaaray kooxaha  Chelsea iyo Arsenal.

Witsel ayaa ka mid ahaa xidigihii matalay xulka Belgium koobkii aduunka ee dhawaan soo dhamaaday.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Arsenal oo xiiseyneysa Ricardo Rodriguez.

Read Next

Gaalkacyo: Rasaas dad ku dhinteen oo ka dhacday Garoonka Cabdullahi Yuusuf