Virigil Van Dijk oo dib ugu soo laabtay Tababarka kooxdiisa Liverpool, Miyuu ciyaarayaa kulanka Sabtiga?

Daafaca naadiga Liverpool iyo xulka Holan Van Djik ayaa la sheegay in uu ciyaari karo kulnaka ugu horeya oo ay kooxdiisa ciyaareyso.

Ronald Koeman oo ah Tababaraha xulka Holan ayaa sheegay in uu Van Dijk taam u noqon doono kulanka sabtida ay ee ay Liverpool la ciyaari doonto Huddersfield ee ka tirsan horyaalka premier League.

Reds ayaa hogaanka horyaalka premier league la haysa kooxaha chelsea iyo Man City kuwaas oo dhamaantood wada leh min 20 dhibcood.

Xiddiga 27 jirka ah ayaa dhamsyatay 90-kii daqiiq ee uu xulkiisu guusha ka gaaray Germany isaga oo waliba dhaliyay goolka furitaanka kulankaas.

Laakiin Ronald Koeman ayaa sheegay in uu xiddigu diyaar u noqon doono in uu u ciyaaro kooxdiisa oo uuna dhaawaciisu ahayn mid ah sidii laga cabsi qabay.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Kadib Arturo Vidal Barcelona oo ku dhaw so qadashada xidig Juventus uso ciyaaray, Waa kee?

Read Next

Wasiirrada arrimaha dibadda Eritrea iyo Itoobiya oo yimid Muqdisho,Sawirro