Kadib Arturo Vidal Barcelona oo ku dhaw so qadashada xidig Juventus uso ciyaaray, Waa kee?

Laacibka dhawaan galka ah ee Barcelona una dhashay xulka Chile Arturo Vidal ayaa Pogba ku qal-qaalinaya inuu kuso biro kooxda Barcelona.

Xiddiga reer chile ee Arturo Vidal ayaa xiddiga khadka dhexe ee Man United ee Paul Pogba u sheegay in uu kuso biro kooxda Barcelona hadii uu doonayo in uu heer sare ka gaaro kubada cagta.

Xiddiga reer France oo xiriir xun la leh tababaraha Man United ayaa wakhtigii ugu dambeeyay lala xiriirinayay in uu ka tagayo Man United iyada oo ay Barcelona isku dayday in ay adeegiisa hesho suuqii xagaaga.

Wargayska Marca ayaa sheegaya in uu Vidal ka shaqaynayo sidii uu Pogba ugu dhaqaaqi lahaa Camp Nou marka la gaaro suuqa xagaaga dambe.

Wargayska ayaa sheegaya in uu Vidal la xiriiray xiddiga reer France si uu ugu qanciyo in uu ku biiro kooxda Barcelona si ay mar kale isaga garab ciyaaraan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Xidig Barcelona soo maray oo wajahaya Xabsi 12-sano ah, Waa kuma?

Read Next

Virigil Van Dijk oo dib ugu soo laabtay Tababarka kooxdiisa Liverpool, Miyuu ciyaarayaa kulanka Sabtiga?