Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?
Kooxaha ka dhisan dalalka Englan iyo Spain ee Tottenham iyo Barcelona ayaa lagu soo waramayaa iney ku loo lamayaan saxiixa laacibka kooxda Ajax iyo xulka Netherlands Frenkie de Jong.
Wargeyska (Mundo Deportivo) ayaa shaaca ka qaaday in suuragal ay tahay in laacibkan uu kooxda ka tagi karo bisha janaayo marka uu furmo suuqa.
De Jong ayaa ka mid ah xidigaha ugu fiican ee ka ciyaara qadka dhexe wuxuuna dalab farabadan ka helay kooxo dhowr ah oo yurub ka dhisan intii uu suuqa furnaa.
