Maxaad ka taqaan shakhsiyaadka uu Farmaajo xilalka u magacaabay?.

Halkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa macluumaad kooban oo la xiriira shakhsiyaadka uu madaxweynaha Soomaaliya xilalka u magacaabay, oo aan si dulmar ah u eegi doonno taariikh nololeedkooda oo kooban. S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho Qarsho):…