Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?
Kooxaha kawada dhisan horyaalka Premier League ee Southamton iyo Crystal Palace ayaa ku loo lamaya saxiixa xidiga Roma Edin Dzeko.
Wargeyska Totosport ee kaso baxa dalka Taliyaaniga ayaa ku waramaya in labadan kooxod is ku heysta saxiixa Dzeko.
Xidigii hore ee Man City ayaa dhawaan dalabyo kala duwan ka helay kooxo dhowr ah oo yurub ka dhisan waxaana ka mid ah kooxda Real Madrid.
Dzeko, oo diiday inuu u dhaqaaqo Chelsea bishii Janaayo, ayaa shan sanno ku qaatay Man City intii u dhaxeysay 2010 iyo 2015, isagoo dhaliyay 72 gool 189 kulan oo uu u saftay kooxda Premier League ah.
